Daawo: Guddoomiyaha Shirkadda Saaxil Crystal Oo Ka Hadlay Qalab Iskaraab  Ah Guddida Qandaraasyaddu Tartan U Qabteen Oo Ay Ku Guulasteen

0

Hargeysa (Berbera news)  Guddoomiyaha Shirkadda Saaxil Crystal ayaa ka waramay dareenkiisa ku aadan Qalab Iskaraab ah oo ay Tartan u qabatay Guddida Qandaraasyadda qaranka oo ay tartan u qabteen Ganacsato kala duwan, waxaana Qandaraaskaasi ku guulaystay Shirkadda Waddaniga ah ee Saaxil Crystal

 

 

 

 

Halkan ka Daawo.

 

 

 

 

Berbera news/Hargeysa.