Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Wasiirro, Xildhibaanno Cuqaal iyo siyaasiyiin tiro badan, ayaa ka qaybgalay shirweynihii Garabka Dhallinyarada Xisbiga Kulmiye oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa.
Khudbaddii Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ka jeediyay Shirweynihii Dhalinyarada