Daawo: Ururka Hudheelayaasha Hargeysa Oo  Sheegay In Golaha Deegaanku Ay Gabeen Xilka Bulshaddu U Igmatay

0

Hargeysa (Berbera news) Ururka Hudheelayaasha Caasimadda ee lagu magacaabo Barkhad oo eedo u jeediyay ku xigeenka Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Cagoweyne iyo Agaasimaha Arrimaha Bulshadda, waxaanay tilmaameen inay ku fashilmeen Xilka ay Shacabka ku dhaqan Caasimadda Hargeysa ay u igmadeen.

 

 

Halkan ka daawo.


 

 

 

Berbera news/Hargeysa.