Daawo: Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Goboladda Bariga Oo Ka Hadlay Hawl-galkii Ay Ciidamadda Qaranka Somaliland Ay Ku Galeen Taleex

0

Hargeysa (Berbera news) Wasiiru dawlaha Nabadaynta Goboladda bariga Somaliland Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandule) oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay hawl-galkii ay Shalay Ciidamadda qaranka Somaliland ay u galeen Degmadda Taleex.

 

 

 

Halkan Ka Daawo.

 

Berbera news/Hargeysa.