“Dadka xisbiyada kale ka sharraxan waanu iska celin doonaa” Ramaax

0

Siyaasi Maxamuud Saleebaan (Ramaax) oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in xisbigoodu xulanayo shaqsiyaad miisaan leh si ay ula tartamaan murashaxiinta kale ee ka sharraxan xisbiyada kale.