Dadweynaha Saylac oo Cabasho ka muujiyay Diyaarado Dagaal

0

Saylac(Berberanews)-Dadweynaha Degmada Saylac, ayaa cabasho xoog leh ka muujiyay diyaarado dagaal oo dul heehaabayay tan iyo maanta.

Dadweynuhu waxay rajo xummo ka muujiyeen inaanay jirin cid ay u raacaan iyo meel ay ku sheegi karaan cidda leh diyaaradahan.