“Dagaalkii Farmaajo keenay Tukaraq inaanu Xamar geynaanu rabnaa” Faysal Waraabe

0

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali-waraabe, ayaa sheegay jn cadowgii ugu xumaa abid ee Somaliland yeelati uu haatan ka taliyo daka Somalia.

“Dalka laba wiig baan ka maqnaa, meeshii Somalia dawlad Somalia la yidhaa horta kama jirto, meeshii muqdisho ayay qolo fadhiisanaysaa oo idhanaysaa ‘Dawlad baanu nahay’ waana meesha laynaga dilo weeye. Doorkana dadkii u xumaa ee cadowgeena ahaa baa fadhiistay. dagaalkii uu Farmaajo keenay Tukaraq, uu ka wado Buuhoodle uu ka wado Badhan inaanu xamar geynaanu doonaynaa, insha alaahu.”