Dhagayso:  Cuqaal Cambaareeyay Xadhiga Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf

0

Hargeysa (Berbera news) Cuqaal ka mid ah kuwa uu ka soo jeedo Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa si adag u cambaareeyay xadhiga ay Todobaadkan Xukuumaddu u geysatay Guddoomiyihii iyo Tifaftirihii  Wargeyska Haatuf.

 

 

Halkan ka dhagayso.

 

 

 

 

 

Berbera news/Hargeysa.