Dhagayso: Guddoomiyaha Guddida Qandaraas-yadda Oo Shaaciyay Shirkadda Ku Guulaystay Qalab Iskaraab Ah Oo Tartan Loo Galay

0

Hargeysa (Berbera news ) Guddoomiyaha Guddida qandaraasyadda qaranka Somaliland Aadan Axmed Nugaal ayaa ka hadlay Shirkaddo ganacsi oo ay u qabteen tartan ku saabsan qalab iskaraab ah oo Dawladdu iibinaysay.

 

 

Halkan ka dhagayso.

 

 

 

 

 

Berbera news/Hargeysa.