Dhagayso: Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee KULMIYE Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inuu Dhex Ka Noqdo Khilaafka Xisbiga

0

Hargeysa (Berbera news) Shir Jaraa’id oo uu Xarunta Xisbiga KULMIYE ee Magaaladda Hargeysa uu ku qabtay Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Xisbigaasi Maxamed Kaahin Axmed waxa uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo u soo jeediyay inuu dhex=dhexaad ka noqod dhinacyada uu u dhexeeyo Khilaafka ka Xisbiga KULMIYE.

 

 

 

Halkan Ka Dhagayso.

Berbera news/Hargeysa.