Dhagayso: Shirkadda Saaxil Crystal Oo Ka Hadashay Dareenkooda Tartan Loo Galay Qalab Iskaraabka Ah Oo Ay Ku Gulaysteen: Waraysi

0

Hargeysa (Berbera news) Xasan Saleebaan Cabdi oo ka mid ah Masuuliyiinta Shirkadda Saaxil Crystal oo maanta ku guulaysatay Qalab  Tirro badan oo Iskaraab ah oo yaalay Xeryaha Ciiddamadda, kuwaas oo loo iibinayay Ciiddamadda Somaliland  oo Guddida qandaraasyadda qaranku ay tartan u qabatay Shirkaddo, waxaana ku guulaystay Shirkadda Waddaniga ah ee  Saaxil Crystal.

 

 

Xasan Saleebaan Cabdi oo markii Tartanku dhamaaday Waraysi siiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Berbera news ayaa waxa uu dareenkiisa u dhigay sidan:-

 

 

Halkan ka dhagayso Waraysiga.

 

 

Berbera news/Hargeysa.