Dhagayso: Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa Oo Sheegay Inuu U Sharaxan-yahay Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee  Xisbiga KULMIYE

0

Hargeysa (Berbera news)  Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa oo ah Mudane ka tirsan Golaha Wakiiladda, isla-markaana ah Guddoomiye ku xigeenka Golaha-dhexe ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ayaa sheegay inuu u sharaxan-yahay jagadda Guddoomiyaha Golaha-dhexe oo uu hadda hayo Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac-shabeel).

 

 

Halkan ka dhagayso.

 

 

 

 

Berbera news/Hargeysa.