Dhegayso Alshabaab oo gubtay gaadiid bagaash u siday magaalada Xuddur

0

BAYDHABA-(Berberanews)-Maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay gubeen baabuur badeecooyin u siday magaalada Xuddur, taasoo saamaysay sixirka cuntooyinka.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Baydhaba.

Dhegaysi wacan