Dhegayso sheeko xiise leh oo dhexmartay Yurub Geenyo iyo Farxiya Fiska

0

Farxiyo Fiska iyo Yurub Geenyo oo is wareystay – Maxay ka sheekeysteen?

Fannaaaniinta kala ah Farxiya Fiska iyo Yurub Geenyo, waa laba ka mid hablaha heesa kuwa casrigan loogu jecel yahay.

Labadan hablood waxaa lagu yaqaanaa cod qurxoon iyo heeso dareenka raaca oo ka duwan kuwa ay dhiggooda qaadaan.

Saakase, hadii aad ogayd un in wariyaha uu dadka wareysto, waxaanu idiin heynaa labadoodii oo is waraysanaya, weriyaha bbc-da ee magaalada Hargeysa, Siddiiq Burmad-na uu dhex ka yahay, ee bal nala dhegeysta, Yurub Genyo ayaana ku hor mareysa.

@Bbc Somali