Diyaarad dawooyin dhacay sida oo lagu qabtay Madaarka Hargeysa

0

Hargeysa (Berberanews)- Guddoomiyaha Hay”adda Dhowrista tayada Somaliland Muuse Xasan Xaaji Yuusuf, oo shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa soo bandhigay Diyaarad siday kiniino dhacay oo ay ku qabteen garoonka Diyaarada Hargeysa ee Cigaal.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka