“Djibouti Ma Aqoonsana Somaliland, Cid U Dhalatay Oo Xeerarka Caalamiga Ahi Ay Qabanayaana Ma Jirto” Ramaax

0

Hargeysa (Berberanews)– Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa duulaan iyo gardaro ku tilmaamay arinta la xidhiidha ganacsade Axmed Cisamaan Geele oo xukuumada dalka Djibouti ay doonayso inay dacwad kaga furto Maxkamadaha Somaliland.

Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), Xoghayaha Guud ee Arimaha Gudaha ee xisbiga UCID ayaa wax aan la aqbali karin oo faragalin ah waxa uu ku tilmaamay damaca dalka Djibouti ku doonayo inay dacwado ku furan Ganacsade Axmed Cismaan Geele.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka