Dooni sida Qaxoonti reer Yemen ah oo ku soo xidhatay Dekedda Berbera

0

Berber(Berberanews)-Dooni siday qaxoonti ka soo cararay dalka dagaalladu halakeeyeen ee Yemen ayaa soo gaadhay maanta Marsada caalamiga ah ee Magaalada Berbera.

Masuliyiinta Hay’adda Barakacayaasha Somaliland, ayaa ku soo dhaweeyay Dekedda 177 qof oo ka mif ah dadka shacabka ah ee naftooda kala soo cararay dagaallada Yemen.

Halkan ka daawo muuqaalka warka oo faahfaahsan.