Dr Edna Aadan maxay ka tidhi shakhsiyaddii Marxuum Cumar Carte?

0

Hargeysa-(Berberanews)-Dr Edna Aadan Ismaaciil oo ka mid ah haweenka ugu aqoonta badan Somaliland, ahna la taliyaha Madaxweynaha ee Wadahadallada Somaliland iyo Somali, ayaa la hadashay shakhsiyaddii Marxuum Cumar Carte Qaalib oo maanta lagu aasay magaalada Hargeysa.