Fahad Yaasiin oo ka jawaabay dilka Ikraan Tahliil

0

Muqdisho-(Berberanews)-Agaasimaha NISA, Fahad Yaasiin, ayaa markii u horraysay ka jawaabay dilka Ikran Tahliil oo ka mid ahayd shaqaalaha hay’addaas.

“Golaha Amniga Qaranka oo uu Guddoomiye u yahay madaxweynaha ayaan la wadaagaynaa warbixinta Ikraan Tahliil”.