Fannaanada Asma Love oo ku guulaystay Helisinki Festival Finland

0

Hargeysa-(Berberanews)-Fannaanada caanka ah ee Asma Axmed Ismaaciil Asma Love, oo ka tirsan Kooxda Xiddigaha Geeska, ayaa maanta ka degtay caasimadda dalka Findland ee Helisinki, halkaas oo ay ku soo bandhigayso bandhig-fanneedyo kala duwan. iyadoo ku guulaystay inay ka qaybgasho Danaaldegga loo yaqaan Helisinki Festival.