Fannaanka Ismaaciil Aar oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

0

Muqdisho(Berberanews)-Fannaaniin, abwaanno majaajilaystayaal, mullaxamiin iyo dad fanka jecel ayaa maanta magaalada Muqdisho si diiran ugu soo dhaweeyay Fannaanka Ismaaciil Aar oo sannadihii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa.

Halkan ka daawo muuqaalka soo dhawaynta Fannaanka Ismaaciil Aarka oo dhammaystiran.