Fariinta Wacyigelinta Komiishanka Dooashooyinka Somaliland

0

Fariinta Wacyigelinta Komiishanka Dooashooyinka Somaliland

Fariinta Wacyigelinta Degmo-doorosho Bedelka iyo U Adeegida Dadkii Kaadhadhku Ka Lumeen Ee Is-diiwaangeliyey 2016.

Hargeysa(Berberanews): Muwaadin Komiishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu kugu war-gelinayaa inuu usameyn doono degmo doorasho bedel, dadkii sida rasmiga ah uga soo guurey deegaanadoodii hore.

Sidoo Kale Komiishanka doorashooyinka qaranku waxa uu kugu wargelinayaa inuu u sameyn doono degmo-doorasho bedel, dadkii ka soo guurey deegaanadoodii hore.

Hadaba Shabakada Wararka ee Hayaannews waxay Macaamiisheeda halan ugu soo gudbinaysaa Fariinta Wacyigelinta Komiishanka Doorashooyinka DAAWASHO WACAN.

LinkskaHALKAN Kala baxhttps://www.facebook.com/watch/?ref=external&v=414756663138425