Faysal Cali-waraabe oo wax lala yaabo ku sifeeyay eedaha wasiir Kaahin

0

Hargeysa-(Berberanews)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali-waraabe, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay eedo uu Wasiirka Arrimaha Gudaha, maxamed Kaahin u xambaariyay inuu qas iyo fowdo ka kicinayo caasimadda Hargeysa maalinta berri ah oo ku beegan doorashada Shirguddoonka Wakiillada Somaliland.