Gacal

 

 

 

GACAL STORE

 

BERBERA, SOMALILAND

 

20 YEARS OF EXPERIENCE

 

 

  • Dukaanka Gacal Store waxaad ka helaysa qalabka dhismaha, laydhka, biyaha, kalluumaysiga,xafiisyada iyo guryaha.
  • Astaanta GACAL STORE waa shaqo hufnaan iyo soo dhawayn aad u heer sarraysa. Dhammaan qalabkaa kor ku xusan waxaad ku helaysaa qiimahaaga.
  • Sidoo kale GACAL STORE waxaad ka helaysaa talooyinka ku saabsan dhismaha iyo kalluumaysiga oo ay ku siin doonaan khubaro ku xeeldheer arrimahaas.
  •  Tayada alaabta GACAL STORE iyo adeegyada GACAL STORE waxa hagaya khibrad iyo waayo aragnimo 20-sano ah.
  •  GACAL STORE waxa uu ku yaalla badhtamaha magaalada Berbera, gaar ahaan dhanka Waqooyi ee xarunta guud ee wakaaladda biya Berbera.

 

 Kala xidhiidh

 Land-line: 00252-740274

Mobile: 002522-24435149

Mobile: 002522-24449501