Golaha Guurtida Somaliland oo ansixiyay Xeerka Furista Ururada

0

Hargeysa-(Betberanews) Golaha Guurtida jamhuuriyadda Somaliland ayaa duuduub ku ansixiyay wax ka badalka iyo kaabista Xeerka Nidaamka Ururada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka

Golaha oo ay fadhiyeen laba iyo konton Xildhibaan waxa ogolaaday sideed iyo afartan Xildhibaan waxana diiday laba diiday Xildhibaan 1 xildhibaan ayaa ka aamusay sidaasi ayuu ku ansaxay.

Halka ka daawo faahfaahinta warka.