Golaha Wakiillada oo Dawladda ka dalbaday heshiiska Shirkadda Trafigura

0

Hargeysa-(Berberanews)-Golaha Wakiillada ayaa xukuumadda Somaliland ka dalbaday inay Golaha horkeento heshiiskii ay la gashay shirkadda Ttafigura ee ka shaqaysa dhanka shiidaalka.