Goolhaye Yusuf Lampaza oo dalka dub ugu soo laabtay

0

Hargeysa-(Berberanews)-Goolhayihii Gobolka Sool Yuusuf Lampaza ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii xaalad caafimaad loogu qaaaday dalka Itoobiya.

Xaaladdiisa caafimaad ayaa la sheegay inay wanaagsan tahay, iyadoo Madaarka Hargeysa ay kusoo dhaweeyeen saraakiil ka tirsan Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland.