Goormaa la bilaabaya dhismaha Dekedda Berbera?

0

Hargeysa (Berberanews):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu sheegay in uu sanadkan gudihiisa la filaayo in la bilaabo balaadhinta lagu sameynaayo dhismaha Dekada Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka