Goormaa la dhaarinayaa Xildhibaannada Goleyaasha Deegaanka?

0

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa faahfaahun la bixiyay guud ahaan xilliga la dhaarinayo Xildhibaannada Goleyaasha Deegaanka Somaliland.
Wasiir Kaahin waxaa uu sheegay in Golaha Deeganka degmada Hargeysa la dhaarin doono 15 bishan , halka golaha deeganka Berbera la dhaarin doona 14 bisha oo berri ku beegan.