Guddida Dacwadaha Cashuuraha oo hawlgal shaqo ka wada Berbera

0

Berbera-(Berberanews)-Guddoomiyaha Guddida Dacwadaha Cashuuraha Qaranka Yusuuf Biixi Muxumed iyo xubno uu hoggaaminayo, ayaa muddo laba maalmood ah hawl shaqo ka waday Magaalo xeebeeddda Berbera.

Weftigani mudadii ay Berbera joogeen waxay kulamo la yeesheen Maamullada Kastamka Berbera iyo Cashuuraha Beriga, iyagoo xogwaran ka dhagaystay qaabka cashuur bixinta iyo hanaanka shaqo ee ay u adeegaan.

Halkan ka daawo warka oo faahfaahsan.