WARARKA Guddida horumarinta Marin-Ganacsiyeedka Berbera Corridor oo tegay Tog-Wajaale. By Berbera News - April 8, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wajaale-(Berberanews)-Guddida Horumarinta ee Marin- ganacsiyeedka Berbera (Berbera Corridor) oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL Dr. Sacad Cali Shire ayaa shalay safar shaqo ku tagey magaalo-ganacsiyeedka Tog-wajaale. Safar kaas oo ujeedadiisu daarnayd sidii loo sugi lahaa aaga loogu talogalay dekedda qalalan ee Wajaale (Wajale Dry Port), jidka gaadiidka xamuulka ahi ay ka gelayaan xuduudka Wajaale (By Pass), aaga gaadiidka xamuulka ahi ku nasanayaan(Parking) iyo dhulka loogu talagalay ganacsi-yaraha labada dal ee Somaliland iyo Ethiopia. ShareClick to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)Click to share on Reddit (Opens in new window)Like this:Like Loading...