Guddoomaha Hay’adda shaqaalaha oo ka warramay ahmiyadda Xeerka shaqaalaha oo la ansixiyay

0

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Hay-adda Shaqalaha Dowlada Somaliland Md-Farxaan Aadan Haybe ayaa ka waramay ahmiyada uu wadanka u leeyahay xeerka shaqalaha Dowlada oo ay maanta ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Wakiiladu.

Waxaa uu Gudoomiyuhu xusay in ay qiimo weyn qaranka ugu fadhido in xeerkaasi horumar u noqda horumarka ,tayeynta iyo kor u qaadista aqoonta shaqaalaha.