Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo sheegay in loo diiday inuu arko Xildhibaan Dhakool oo xidhan

0

Hargeysa (Berberanews)–Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in loo diiday inuu arko xildhibaan Dhakool oo dhawaan ciidanka booliska magaaladda Hargeysa ay xabsiga u taxaabee.

Halkan Ka Daawo :