Guddoomiyaha Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo xilka la wareegay

0

Berbera-(Berberanews)-Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Saaxil Sacad Cilmi Guuleed, ayaa xalay xilkii kala wareegay Guddoomiyihii hore Halac Dhegoole.

Munaasibadda Xil-wareejinta oo lagu qabtay Berbera Beach, ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxda Gobolka iyo Degmada, Cuqaal, Salaadiin, saraakiil Xisbiga Kulmiye ka tirsan iyo martishataf tiro badan.