Guddoomiye Ku xigeenka Golaha Wakiillada Somaliland oo ku biiray Mucaaridka

0

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiye Ku xigeenka Golaha wakiillada Somaliland Md. Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa ku dhawaaway inuu rasmi ah uvlgu biirayo Xisbiga uvu weyn Mucaaridka Somaliland ee Waddani.

Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanke, waxaa uu sidaas ku sheegay qoraaak kooban oo uu bartiisa Fa ebook kula wadaagay taageerayaashiisa.

Qoraalka Guddoomiye Ku xigeenka Golaha wakiillada Somaliland Md. Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa isagoo dhammaystiran u dhignaa sidan’

“Aniga oo ah Mud. Ahmed Yaasiin Sh. Ali Ayaanle,Gudoomiye kuxigeenka 1aad we golaha wakiilada jsl, waxaan halkan ka wargelinayaa dhamaan shacabi weynaha Jamhuuriyada Somaliland, kadib markii aan la tashi badan sameeyay,
waxa aan go’aansaday aniga iyo tageerayaashayduba in aan ku biirno Xisbi Weynaha Heer Qaran ee Wadani taasi oo bandhigeedu yahay malinta salasada ee taariikhdu tahay 16ka bishan February 2021 . “