Gudoomiyihii Hore ee Shirkada Laydhka SOMPOWER Oo Dafiray Kootada Uu Hargaysa Ugu Xidhay Shirkadiisa Xili Shirkada Indha Birta Laga Saarayo Suuqa

0

Hargaysa(Berbera)Gudoomiyihii Hore ee Shirkada Laydhka SOMPOWER Jaamac Maxamuud Cigaal Ahna Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo tamarta Ayaa Maanta Dafiray Kootada Uu Hargaysa Ugu Xidhay Shirkadiisa Xili Shirkada Indha Birta Laga Saarayo Suuqa Magaalada Hargaysa Iyo Xaafadaha Ay gaadhsiiso laydhka Isagoo Wasiirku Adeegsanaya Awoodiisa