Halakn Ka Daawo -Xasan Gaafaadhi Oo Maanta Shaaciyay In Uu Utartamayo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga KULMIYE

0

Hargeysa (berberanews) Siyaasiga Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo maanta shaaciyey inuu u taagan yahay musharaxa guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga Kulmiye.

Ismaaciil yare, oo ka hadlayey Munaasibaddii Xasan Gaafaadhi ku shaaciyey hankiisa siyaasadeed, ayaa sheegay in haddii ay Kulmiye sidaasi waxba kaga waayaan ay samaysan doonaan urur siyaasadeed u gaar ah.

Halkan Ka Daawo

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland