Hambalyo Meher : Farxaan Faarax Adan IyoHoodo Hussein Hirsi (Kabille)

0

Laba aan Kala Maarmin

Laba aan Kala Maagin

Gayaan ku Midoobay

Mudnaantiyo Dookha

Mataanaha Is Doortay

Rabo Midha Deeqa
Rabow Nolol Miigan

Muftaaxa Ladnaanta

Awlaad La Majeerto

Intay Mudan Yihiinba

U saar Midigtooda.

 

Aniga O Ah Haddi Ismail Hassan Warancade

Kuna Hadlaya Magaca Dhamaan Famliga Reer Warancade  Dal Iyo Dibad Meel Kasta Oo Ay Joogaan.

Waxaanu Hanbalyo Meher Oo Kal Iyo Laab Ah U Diraynaa

Boqor: Farxaan Faarax Adan

Iyo

Boqorad: Hoodo Hussein Hirsi (Kabille)

Oo Meherkoodu Ka Dhacay  08/05/2012  Hotel  Mansoor Hargeisa

Waxnaanu  Leenahay Alle Subaxanahu Ee  Ha Idiku Gadhsiiyo Guurkiina

Bash Bash Iyo Badhaadhe Insha Alaaah.