Hambalyo Meher Farxad leh: Axmed-nuur C/raxmaan Yuusuf iyo Xamda Xasan Aadan

0

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax

Eddo Canab Aadan Guuleed, Adeero Xuseen Aadan Guuleed, Mustafe Maxamed Aw Cali, Xaaskiisa iyo Caruurtooda,Faadumo Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Fadxiya Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Nimco Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Saynab Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Khadar Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carrruurtooda, Hooyo Caasha Cali, Maxamed Caydiid Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Kawsar Caydiid Tahar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Xaliimo-sacda Caydiid Tahar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Farax Cabdi Samatar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Hibo Xasan Aadan, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Ayaan Xasan Aadan, Nimco Xasan Aadan, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Rooda Xuseen Aadan iyo Carruurteeda, Farxiya Ismaaciil Haybe, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Axmed-yaasiin Xasan Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdiqaadir Xasan Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Warda Xasan Nuur. Ismaaciil Mursal Aadan, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdifataax Ismaaciil Mursal iyo Xaaskiisa. Maxamuud Gaxnuug Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Maxamed Gaxnuug Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Kayse Gaxnuug Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Xariir Gaxnuug Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Ismaaciil Gaxnuug Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Dhammaan dadkaas oo dalka dibaddiisa iyo dibaddiisaba kala joogaa waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan.

                                            Axmed-nuur Cabdiraxmaan Yuusuf            

                                                            Iyo

                                                Xamda Xasan Aadan

Oo meherkoodu 03/01/2012 ka qabsoomay Huteel Dalxiis ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha, bash-bash, barwaaqo, farxad iyo nabad-qab. Aammiin……………….Aammiin………………Aammiin….Allaah ha aqbalo.