Hanbalyo ku socota xoghayaha fulinta cusub ee degmada Burco

0
Xoghayaha Cusub ee Dawladda Hoose

Dr. Abdikarim Mahmoud Gaas, Yusuf Cisman Garas pro Ahmed Ali Jama, Mahmed Ahmed Abdi,

Yasin Jamac hersi( yaabo), Anis Derie Faarax, Dr Ahmed Saed Ali, Dr Bahir Derie Jama, abdifatax Ibrahim Hasan, abdiqadir Mohmoud Mahmed( Biid).

Xoghayaha Cusub ee Dawladda Hoose

Dhaman asxaabtaa oo kala jooga dalka gudihisa iyo dibedaba waxa ay ku hanbalyaynayaan  xilka loo magacaabay  5/4/2012 Pro: Aadan Ali Saalax oo loo magacabay xoghayaha fulinta ee dawlada hoose e burco waxaan eebe uga rajaynaynaa in xilkaa loo igmaday u fududeeyo

AMIIIIIIIIIIN                         AMIIIIIIIIIIIIIN                                   AMIIIIIIIN