Hargeysa: Bandhigga buug Afsomaliga laga qoray 122 sano ka hor

0

Hargeysa-(Berberanews)-Waxaa caawa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay Buug laga qoray Afsomaliga 1900kii kaasoo haatan laga joogo 122 sanno.

Halkan ka daawo warbixinta buuggan.