Hargeysa: Maxbuus 20 sano xidhnaa oo xorriyaddiisa dub u helay

0

Hargeysa-(Berberanews)-Maxbuus 20sano ku xidhaan jeelka hargaysa ayaa dib u helay xoriyadiisii kadib markii si dayntiisa uu ka shaqeeyay samafale Cabbdimaalik Muuse Coldoon.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;