Hay’adda Samafalka Geeska Africa Oo Caydhisay Masuul ka tirsanaa oo ku biiray Urur-diimeed lagaga dhawaaqay Hargeysa

0

Hargeysa-(Berberanews)-War-saxaafadeed : Hay’adda Samafalka Geeska Africa Oo Caydhisay Masuul Ka Tirsanaa Hay’addaasi Oo Cadaystay In Uu Ku Biiray Urur Diimeed Lagaga Dhawaaqay Somaliland Iyo Wadamo Kale Oo Caalamka Ah.

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka ka soobaxay Hay’adda Samafalka Geeska Africa.