Hay’adda ka faalloota Xasaradaha Caalamka ee ICG ayaa qortay warbixin ay kaga hadlayso cabsi laga qabo dagaal markale dhex mari kara Somaliland iyo Puntland.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in labada dhinacba ay ciidan badan ku soo daabulayaan meel u dhow dhulka lagu dagaalamayo ee Tukaraq, iyaga oo albaabkana ka xidhay waan-waan ay Qaramada Midoobay wadday.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka