Hoggaamiye Xirsi oo ku baaqay inaan la siyaasadayn arrimaha ciidanka

0

Hargeysa(Berberanews):- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ku baaqay in aan arrinta ciidamada qaranka in aan la siyaasadayn isla markaana laga daayo arrita ciidanka warbaahinta.

Waxaanu Farriin u diray Madaxweynaha Somaliland,Hoggaamiye Xirsi oo xalay ka hadlayay munaasibad xisbigoodu u sameeyay musharixiinta gobolka Saraar ee Wakiilada iyo deegaanka.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.