“Ina Geelle Arab lama dhibine, Somaliland way u dagaalantay” Wasiir Saajin

0

Hargeysa-(Berberanews)-Golaha Guuritda Somaliland, ayaa u yeedhay Wasiirka Ganacsiga Somaliland Mr. Saajin oo ay suaalo ka weydiiyeen sababta ay dowladdu ugu geftay ee ay ruqsaddii ugala noqotay Shirkaddiisa Maraakiibta ee ISS.

Halkan ka daawo suaalaha Mudanayaasha Guurtidu ku ganeen Wasiirka Ganacsiga iyo Jawaabaha uu ka bixiyayba.