Ingiriiska: 1,564 qof oo 24 saac u dhintay coronavirus

0

London-(Berberanews)-Boqortooyada Midowday (United Kingdom) waxay soo tabisay diiwan maalinle ah oo ay ku dhinteenn 1,564 coronavirus Arbacadii, markii ugu horeysay ee tirada dhimashadu dhaafto 1,500- tan iyo bishii March ee sanadkii hore.

Dhanka kale, Isbaanishka Galicia, La Rioja iyo Cantabria waxay noqdeen aagaggii ugu dambeeyay ee lagu soo rogo xayiraad aad u adag oo COVID-19 ah iyadoo ay si xawli ah u kordhayaan infekshannada.

Dunida oo dhan, in ka badan 91 milyan oo kiisaska coronavirus ayaa la soo sheegey iyadoo ay u dhinteen in ka badan 1.9 milyan.