Isu-duwihii Ciyaaraha ee Togdheer oo iscasilay

0

Hargeysa-(Berberanews)-Isuduwihii Wasaaradda Ciyaaraha Ee Gobolka Togdheer Kayse Yuusuf Cilmi Ayaa Iska Casilay Xilkii Iskuduwe ee uu qaabilsanaa Wasaarada Ciyaaraha .

Iscasilaadani Ayaa Timiday Kadib Markii Xulka Gobolka Togdheer uu ku Hadhay Heerka Group yada Tartanka Ciyaaraha Gobolada dalka Iyo Ganaaxii Cuslaa ee Gudida Anshaxmarinta Ciyaaraha Gobolada ay Maanta Kusoo rogeen Maamulka iyo Ciyaatoyda Gobolka Togdheer in Muddo Afar Sanno ah Laga Mamnuuco kaqaybgalka Ciyaaraha Gobolada .