Komishanka oo sharci darro ku tilmaanay xadhigga musharraxiinta

0

Hargeysa (Berberanews) Giddida doorashòyinka Qaranka Somaliland,  ayaa sheegay in aanay bannaaneyn sharciyan xadhiga murashixiinta u tartamaya doorashada, sida uu dhigayo xeerka guud ee doorashooyinka, Qodobka 26-aad Farqadiisa 2aad.

War saxaafadeedkan oo soo gaadhay xafiiska shebekadda Berberanews.com ayaa u dhigna sidan:–