Komishanka Xuquuqal-insaanka oo ka hadlay 8 hablood oo Berbera ku xidhan

0

Hargeysa (Berberanews) Koomishanka xuquuqal iinsaanka Qaranka Somaliland, oo ka hadlay 8 hablood oo lagu soo xidhay ku labishada calanka Soomaaliya kuna Xidhan Xabsiga magaalada Berbera.

Hablahan ayaa laga soo xidhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Koomishanku waxa ay tilmaameen in qaarka mida hablahaasi ay u bilaabatay waxbarashadii sannad dugsiyeedka 21 ilaa 22, halka kuwa kale ay u socotay waxbarashadii heerkooda jaamacadeed.

Warkan qoraalka ah ee ay soo saareen guddida xuquuqal iinsaanka Qaranku oo soo gaadhay xafiiska Berberanews ayaa u dhigna sidan.